 |
Where and when did you see the unexploded ammunition? |
 |
 |
goRma eeyo Hagey koo aRagtey Rasaastaas aan qaRHin? |
 |
goorma iyo xagee ku aragtay rasaastaas aan qarxin? |
 |
 |
What is the name and caliber of the weapon? |
 |
 |
waa maHaay maga'a eeyo 'abiRka hubkaas? |
 |
waa maxay magaca iyo cabirka hubkaas? |
 |
 |
What identifying marks were located on the weapon? |
 |
 |
waa maHaay 'alaamada lagoo gaRan kaRo hubkaas? |
 |
waa maxay calaamada lagu garan karo hubkaas? |
 |
 |
Who marked the site? |
 |
 |
yaa 'alaamadeyey meyshas? |
 |
yaa calaamadeeyay meeshaas? |
 |