 |
Where and when did you observe the improvised explosive device (IED)? |
 |
 |
goRmey eeyo Hagey koo aRagtey meenadaas? |
 |
goormee iyo xagee ku aragtay miinadaas? |
 |
 |
Who emplaced the improvised explosive device (IED)? |
 |
 |
yaa Rakeebaay meenadaas? |
 |
yaa rakibay miinadaas? |
 |
 |
How is the improvised explosive device (IED) detonated? |
 |
 |
yaa qaRHeenaaya meenada? |
 |
yaa qarxinaaya miinada? |
 |
 |
What types of ammunition are used in the explosive device? |
 |
 |
hub no'ey ah aayaa laaga sameyey meenadaas? |
 |
hub noocee ah ayaa laga sameeyay miinadaas? |
 |
 |
Is this improvised explosive device (IED) located in a vehicle? |
 |
 |
meenadaas maa waHaa laa so saaRey baabooR? |
 |
miinadaas ma waxaa la soo saaray baabuur? |
 |
 |
Where is the owner of this vehicle? |
 |
 |
yaa eeska leh baabooRkaa? |
 |
yaa iska leh baabuurka? |
 |
 |
Who made the improvised explosive device (IED)? |
 |
 |
yaa sameyey meenada? |
 |
yaa sameeyay miinada? |
 |
 |
Where was the improvised explosive device (IED) built? |
 |
 |
Hagey lagoo saameyey meenada? |
 |
xagee lagu sameeyey miinada? |
 |
 |
Where was the improvised explosive device (IED) stored prior to emplacement? |
 |
 |
Hagey lagoo hayaa meenada intee kaa hoReysey inta aan laa qaRHin? |
 |
xagee lagu hayaa miinada intii ka horaysay inta aan la qarxin? |
 |
 |
Is there a second or backup detonator? |
 |
 |
maa leydahaay qaRHeeyo labaad aamaa qaRHeeye keyd ah? |
 |
ma leedahay qarxiyo labaad ama qarxiye kayd ah? |
 |
 |
Is there a secondary device to attack aid and rescue workers? |
 |
 |
maa cheeRaa shey kaley o lagoo qaRHinaayo shaqaalaha guRmadka ah baabooRtoda? |
 |
ma jiraa shey kale oo lagu qarxinayo shaqalaha gurmadka ah baabuurtooda? |
 |
 |
Who is the target of this improvised explosive device (IED)? |
 |
 |
yaa lagoo qaRHinayaa meenadaas? |
 |
yaa lagu qarxinayaa miinadaas? |
 |
 |
What else can you tell me about the improvised explosive device (IED) or the individuals involved? |
 |
 |
maHaad kaley o aad eega sheygee kaRtaa meenadaas eeyo shaKhsiyadka koo loogtaa leh? |
 |
maxaad kale oo aad iiga sheegi kartaa miinadaas iyo shaqsiyaadka ku lugta leh? |
 |