 |
Where and when did you observe the missile? |
 |
 |
goRmey eeyo Hagey koo aRagtey madfa'aas? |
 |
goormee iyo xagee ku aragtay madfacaas? |
 |
 |
What is the name and caliber of the weapon? |
 |
 |
waa maHaay maga'a eeyo 'abiRka aafka qoReegaas? |
 |
waa maxay magaca iyo cabirka afka qorigaas? |
 |
 |
What identifying marks were on the weapon? |
 |
 |
maHaa 'alaamado ah o koo yaaley qoReegaas? |
 |
maxaa calaamado ah oo ku yaalay qorigaas? |
 |
 |
What types of sights were mounted on the weapon? |
 |
 |
deena'ey lagoo qaadaa qoReegaas? |
 |
dhinacee lagu qaadaa qorigaas? |
 |
 |
Was the weapon wire-guided? |
 |
 |
madfa'aas maa waHaa lagoo Ridaa koRonto? |
 |
madfacaas ma waxaa lagu ridaa koronto? |
 |