 |
What is the type and name of the boat? |
 |
 |
waa maHaay no'a eeyo maga'a dontaas? |
 |
waa maxay nooca iyo magaca doontaas? |
 |
 |
What weapons are mounted on the boat? |
 |
 |
hub no'ey ah aayaa saRnaa dontaa? |
 |
hub noocee ah ayaa saarnaa doonta? |
 |
 |
Does a military or a civilian manufacturer produce the boat? |
 |
 |
dontaa maa waHaa saameyey 'eedamada mileeteRiga meese dad sha'ab ah? |
 |
doonta ma waxaa sameeyay ciidamada meliteriga mise dad shacab ah? |
 |
 |
Does this boat belong to the military? |
 |
 |
dontaa maa waHaa eeska leh 'eedamada mileeteRiga? |
 |
doonta ma waxaa iska leh ciidamada meliteriga? |
 |
 |
What identifying marks are located on the boat? Weapons? Equipment? |
 |
 |
waa maHaay 'alaamada koo taal dontaa? hub maa saaRen yahaay? qalab maa saaRen yahaay? |
 |
waa maxay calaamada ku taal doonta? Hub ma saaran yahay? Qalab ma saaran yahay? |
 |
 |
Is there a communication mast on the boat? |
 |
 |
qaalabka isgaaRseenta maa leydahaay dontoo? |
 |
qalabka isgaarsiinta ma leedahay doontu? |
 |
 |
Where and when did you last observe this boat? |
 |
 |
Hagey eeyo goRmey koogu danbeysey dontaa aaRageyda? |
 |
xagee iyo goormee kugu danbeeysay doonta arageeda? |
 |
 |
Did another boat support and protect this boat? |
 |
 |
don kaley o 'aawineysey o laa so'otaay dontaas maa jiRtey? |
 |
doon kale oo caawinaysay oo la socotay doontaas ma jirtay? |
 |
 |
Did the boat have a flat or round bottom? |
 |
 |
dontoo maa waHaay leydahaay sal fidsen meese mid waReygsan? |
 |
doontu ma waxay leedahay sal fidsan mise mid wareegsan? |
 |
 |
Where is the vehicle stored? |
 |
 |
Hagey aayaa lagoo hayaa? |
 |
xagee ayaa lagu hayaa? |
 |