 |
What is the type and name of the vehicle? |
 |
 |
muHoo aahaa no'a eeyo maga'a baabooRkoo? |
 |
muxuu ahaa nooca iyo magaca baabuurku? |
 |
 |
What types of weapons were mounted on the vehicle? |
 |
 |
hub no'ey ah aayaa saRnaa baabooRkaas? |
 |
hub noocee ah ayaa saarnaa baabuurkaas? |
 |
 |
Where and when did you last observe this vehicle? |
 |
 |
Hagey eeyo goRmey aayey aheyt goRtee koogu danbeysey baabooRkaas? |
 |
xagee iyo goormee ayay ahayd goortii kuugu danbeeysay baabuurkaas? |
 |
 |
Where is the vehicle stored? |
 |
 |
Hagey aayaa baabooRkaa laa deega? |
 |
xagee ayaa baabuurka la dhigaa? |
 |
 |
Is this vehicle military or civilian? |
 |
 |
baabooRkoo maa mid mileeteRee baa meese mid shi'ib? |
 |
baabuurku ma mid melitery baa mise mid shicib? |
 |
 |
What changes have been made to the vehicle? |
 |
 |
maHaa laga badaley baabooRkaa? |
 |
maxaa laga badalay baabuurka? |
 |
 |
Is the vehicle wheeled or tracked? |
 |
 |
baabooRkoo maa taayaRo aayoo leeyahaay meese silsilad? |
 |
baabuurku ma taayaro ayuu leeyahay mise silsilad? |
 |
 |
Does the vehicle have a communications system? |
 |
 |
baabooRkoo maa leeyahaay izgaRseen? |
 |
baabuurku ma leeyahay isgarsiin? |
 |
 |
Describe the vehicle to me. |
 |
 |
ee shaRaH baabooRkaa? |
 |
ii sharax baabuurka? |
 |
 |
What else can you tell me about this vehicle? |
 |
 |
maHaad kaley o aad eega sheygee kaRtaa baabooRkaas? |
 |
maxaad kale oo aad iiga sheegi kartaa baabuurkaas? |
 |