|
What is the caliber and type of the weapon? |
|
|
waa maHaay no'a eeyo aafka qoReega hoobkaa? |
|
waa maxay nooca iyo afka qoriga hubkaa? |
|
|
Is this a direct fire weapon like a rifle or bazooka? |
|
|
qoRigaanee maa waHa weeye mid see tos ah lo Reedo sida qoReega aamaa baasookaaha? |
|
qorigani ma waxa weeye mid si toos ah loo rido sida qoriga ama basuukaha? |
|
|
Is this an indirect fire weapon like a mortar or cannon? |
|
|
maa qoRee aan see tos ah lo Reedin baa sida hobeeyaaha aamaa madfa'a? |
|
ma qori aan si toos ah loo ridin baa sida hoobiyaha ama madfaca? |
|
|
Was the weapon mounted on a tripod? |
|
|
qoReega maa koo HiRnaayen loogo? |
|
qoriga ma ku xirnaayeen lugo? |
|
|
How many personnel operated this specific weapon? |
|
|
meyqaa rooH aayaa Khaas ahaan qoReegaan ka shaqeya? |
|
meeqa ruux ayaa qaas ahaan qorigaan ka shaqeeya? |
|
|
Where and when did you see this weapon? |
|
|
Hagey eeyo goRmeyd aRagtaay hoobkaas? |
|
xagee iyo goormeed aragtay hubkaas? |
|
|
What was the approximate size of the projectile? |
|
|
maHaay aheyt qeeyaas ahaan doontaa qoReega? |
|
maxay ahayd qiyaas ahaan dhuunta qoriga? |
|
|
Has the weapon been modified in any way? |
|
|
qoReega waH maa laga badaley demaantees? |
|
qoriga wax ma laga badalay dhamaantiis? |
|
|
How effective was the crew operating the weapon? (accuracy in training) |
|
|
sidey baay ahaayen shaqaalahaa Ridaayey qoReega? ('abiRkoda aamaa tababaRkodoo) |
|
sidee bay ahaayeen shaqaalaha ridaayay qoriga? (cabirkooda ama tababarkoodu) |
|
|
Was the crew accurate? |
|
|
shaqaalahaasee maa saHsanaayen? |
|
Shaqaalahaasi ma saxsanaayeen? |
|
|
How was the crew trained? |
|
|
shaqaalahaasee tababaR maa qaben? |
|
shaqaalahaasi tababar ma qabeen? |
|
|
What identifying marks were on the weapon? |
|
|
maHaa 'alaamado ah o koo yaaley qoReegaas? |
|
Maxaa calaamado ah oo ku yaalay qorigaas? |
|
|
How fast did this weapon fire? How many rounds (bullets) per minute? |
|
|
sidey daqso ahaan ayoo oo da'aay qoReegoo? meeyqaa Habadod aayaa daqeeqadeeba ka da'aay? |
|
sidee dhaqso ahaan ayuu u dhacayay qorigu? Meeqa xabadood ayaa daqiiqadiiba ka dhacayay? |
|
|
Did the crew perform barrel changes? |
|
|
shaqaalahoo Habada qashinkeyda maa badalayen? |
|
shaqaalahu xabada qashinkeeda ma badalayeen? |
|
|
Did the gun crew have a radio or binoculars? |
|
|
shaqaalaha qoReega Reedayey maa aay haaysteyn Raadiyo eeyo binokoliyaal? |
|
shaqaalaha qoriga ridayay ma ay haysteen raadiyo iyo binikolayaal? |
|