 |
What is the caliber and type of the weapon? |
 |
 |
waa maHaay no'a eeyo 'abiRka qoReega hoobka? |
 |
waa maxay nooca iyo cabirka qoriga hubkaa? |
 |
 |
How large was the rifle? |
 |
 |
qoReegoo intey boo la ekaa? |
 |
qorigu intee buu la ekaa? |
 |
 |
Did the rifle have a scope? |
 |
 |
qoReegoo maa lahaa toRbeen? |
 |
qorigu ma lahaa toorbin? |
 |
 |
Was any part of the weapon made of wood? |
 |
 |
qeyb qoReega kaa mid ah o alwaaH laga saameyey maa jiRtaa? |
 |
qeyb qoriga ka mid ah oo alwaax laga sameeyay ma jirtaa? |
 |
 |
Could the part of the rifle, which touches the shoulder, be folded?
How large was the magazine? |
 |
 |
qoReega qeybteesa gaRabka lagoo qabto, maa iskoo laabsamey? |
 |
qoriga qeybtiisa garabka lagu qabto, ma isku laabsamay? |
 |
 |
How large was the magazine? |
 |
 |
qasnadeeso intey la eg tahaay? |
 |
qasnadiisu intee la eg tahay? |
 |
 |
Was other equipment added to the weapon? |
 |
 |
waH alaab ah o qoReega lagoo daRey maa jiRtaa? |
 |
wax alaab ah oo qoriga lagu daray ma jirtaa? |
 |
 |
What other equipment was near the weapon? |
 |
 |
qaalabkey kaley aayaa oo dawaa qoReega? |
 |
qalabke kale ayaa u dhawaa qoriga? |
 |
 |
What was the size of the pistol? |
 |
 |
bistoledoo intey ayaay laa ekeyd? |
 |
bistooladu intee ayay la ekayd? |
 |
 |
Where was the pistol carried? |
 |
 |
beestolada Hagey lagoo watey? |
 |
bistoolada xagee lagu watay? |
 |