 |
We will receive the EPWs from the combat units. |
 |
 |
utubiyaada dagaalku waHaay ino keynayaan maHaabeesta dagaalka |
 |
Cutubyada dagaalku waxey inoo keenayaan maxaabiista dagaalka |
 |
 |
We have to evacuate the EPWs from the battle zone. |
 |
 |
waa in aan ka kaHeynaa maHaabeesta dagaalka gobta dagaalka |
 |
Waa in aan ka kaxeynaa maxaabiista dagaalka goobta dagaalka |
 |
 |
We will deliver the EPWs to the proper authorities. |
 |
 |
maHaabeesta dagaalka waHaanu faRaaha ka saaRi donaa madaaHda u gaaRka ah |
 |
Maxaabiista dagaalka waxaanu faraha ka saari doonaa madaxda u gaarka ah |
 |
 |
We are here to enforce the law. |
 |
 |
waHa aanu halkan u chognaa in aanu shaaR'iga fulino |
 |
Waxa aanu halkan u joognaa in aanu sharciga fulino |
 |
 |
We are here to assist the local law enforcement if needed. |
 |
 |
waHaanu halkan u chognaa in aan aawino eedamaada nabadsugeeda |
 |
Waxaanu halkan u joognaa in aan caawino ciidamada nabadsugida |
 |
 |
We will respond to any attack. |
 |
 |
weyRaR kasta waanu ka chawaabi donaa |
 |
Weerar kasta waanu ka jawaabi doonaa |
 |
 |
We are here to protect the loading zones. |
 |
 |
waHaanu halkan u chognaa in aanu difaa'no halka waH lagaa RaaRayo |
 |
Waxaanu halkan u joognaa in aanu difaacno halka wax laga rarayo |
 |
 |
We are patrolling the road to detect and defeat threats. |
 |
 |
waHaanu ilaali-neynaa wa-dada wiHee khataR ku ah |
 |
Waxaanu ilaalineynaa wadada wixii khatar ku ah |
 |
 |
We are mapping the terrain features. |
 |
 |
khaRiRaad ayaan u sameyneynaa qaabka dulka |
 |
Khariirad ayaan u sameyneynaa qaabka dhulka |
 |
 |
We will protect these pipelines. |
 |
 |
waHaanu difaa'eynaa doomaahan |
 |
Waxaanu difaaceynaa dhuumahan |
 |
 |
We are providing security to this convoy. |
 |
 |
waHaanu ilaalo u nahaay kolon-yadan |
 |
Waxaanu ilaalo u nahey kolonyadan |
 |
 |
How far away is this town? |
 |
 |
imisaa ayey ee u chiRtaa maga-laadan? |
 |
Imisa ayey ii u jirtaa magaaladan? |
 |
 |
What is the name of this ridgeline? |
 |
 |
maga'ees dulkan? |
 |
Magaciis dhulkan? |
 |
 |
Where are the water pipes? |
 |
 |
waa Hagey doomaaha biyaaha? |
 |
Waa xagee dhuumaha biyaha? |
 |
 |
Is there any nuclear, biological or chemical (NBC) contamination in the area? |
 |
 |
me chiRtaa aga-gaaRkan meyl aay wasaqeysey sunta nukliyeyRka, kimikeylka ama biyawlo-jeeka? |
 |
Ma jirtaa agagaarkan meel ay wasaqeysey sunta nukliyeerka, kimikalka ama bioligiga? |
 |
 |
The storage area is off-limits. |
 |
 |
bakhaaRka agaRgaaR-keesa lama ogolaa |
 |
Bakhaarka agaagaarkiisa lama ogola |
 |
 |
You must report any NBC contamination. |
 |
 |
waa inaad so sheygtaa waaHee wasaakhta nukliyeyRka, biyawlo-jeeka ama kimikalka ah |
 |
Waa inaad soo sheegtaa waxii nukliyeerka, biologiga ama kimikalka ah |
 |
 |
These are secured areas. |
 |
 |
waHaa chiRaan meylo nabad ah |
 |
Waxaa jiraan meelo nabad ah |
 |
 |
This is a blocked area. |
 |
 |
waHaa chiRaa meylo la HiRey |
 |
Waxaa jira meelo la xirey |
 |
 |
This area is off limits. |
 |
 |
waHaa chiRaa meylo aan la teygee keyReen |
 |
Waxaa jira meelo aan la tagi karin |
 |
 |
The barriers will prevent any attacks. |
 |
 |
gidaaRadan waHey eleenayaan waHee weyRaR ah |
 |
Gidaaradan waxey celinayaan waxii weerar ah |
 |
 |
Leave! This is a contaminated area. |
 |
 |
ka daqaaq! halkan waa meyl wasaqeysan |
 |
Ka dhaqaaq! Halkan waa meel wasaqeysan |
 |
 |
Stay away from the railways. |
 |
 |
ka fogo qadka taReynka |
 |
Ka fogow qadka tareenka |
 |
 |
Stay away! This is a restricted zone. |
 |
 |
ka fogo! halkan waa meyl aan la ogoleyn |
 |
Ka fogow! Halkan waa meel aan la ogoleyn |
 |
 |
Don't move. |
 |
 |
ha daqaaqin |
 |
Ha dhaqaaqin |
 |