 |
We are establishing a defile (a narrow passage that constricts the movement of troops and vehicles). |
 |
 |
waHa aan sameyn donaa chid yeyr o aay eeda-madu ka gudbaan |
 |
Waxa aan sameyn doonaa jid yer oo ay ciidamadu ka gudbaan |
 |
 |
The MP will allow traffic to move in only one direction at a time through the defile. |
 |
 |
mudana-yaasha baaRlaamanka ayaa u ogolaan donaa in ey baabooRta ka gudbaan chidka hal cheeho o keyliyaa maRkeeba |
 |
Mudanayaasha baarlamanka ayaa u ogolaan doonaa in ay baabuurta ka gudbaan jidka hal jiho oo keliaya markiiba |
 |
 |
Controls at defiles ensure that traffic moves with little delay. |
 |
 |
kontRolaada chidka waHa aay hoobin donaan in aaney waH dib-udaa' ah ku imaan baabooRt |
 |
Kontoroolada jidka waxa ay hubin doonaan in aaney wax dibadhac ah ku iman baabuurta |
 |
 |
Have you been checked by security? |
 |
 |
ilalaadu makoo so baaRtaay? |
 |
Ilaaladu maku soo baartey? |
 |
 |
Is there heavy traffic in this area? |
 |
 |
saHmad miyaa ke chiRtaa aga-gaaRken? |
 |
Saxmad miyaa ka jirta agagaarkan? |
 |
 |
Do you know that this road is off limits to local residents? |
 |
 |
ma ogtahaay in aan chidkan lo ogoleyn dadka deygaanka ah? |
 |
Ma ogtahey in aan jidkan loo ogoleyn dadka deegaanka ah? |
 |
 |
Move in one direction only. |
 |
 |
hal chiho oon u saw'da |
 |
Hal jiho uun u socda |
 |
 |
Proceed after military vehicles have passed. |
 |
 |
gudub maRka baabooRka askaaRta oo gudbo |
 |
Gudub marka baabuurka askarta uu gudbo |
 |
 |
Do not bypass the security checkpoint. |
 |
 |
haka waReygin kontRolka baabooRta |
 |
Haka wareegin kontoroolka baabuurta |
 |
 |
Please follow the signs. |
 |
 |
fadlan u so-o chihaada tilmaanta chidka |
 |
Fadlan u soco jihada tilmaanta jidka |
 |