 |
We are leading a convoy through this area. |
 |
 |
kolon-yo ayaan halkan so maRin donaa |
 |
Kolonyo ayaan halkan soo marin doonaa |
 |
 |
We are responsible for the security of the convoy. |
 |
 |
waaHaan masool ka nahaay nebedgel-yaada kolon-yaada |
 |
Waxaan masuul ka nahey nabadgelyada kolonyada |
 |
 |
We must conduct safety inspections on all the vehicles. |
 |
 |
waa in aan baaRnaa aamniga dammaan baabooRt |
 |
Waa in aan baarnaa amniga dhammaan baabuurta |
 |
 |
We must drive the convoy through this intersection. |
 |
 |
waa in aay kolon-yaadu maRtaa isgoyskan |
 |
Waa in ay kolonyadu martaa isgoyskan |
 |
 |
We are escorting the convoy. |
 |
 |
waaHaan ilaalo u nahaay kolon-yada |
 |
Waxaan ilaalo u nahey kolonyada |
 |
 |
We must seek an alternate route. |
 |
 |
waa in aan Raadinaa chid kaley |
 |
Waa in aan raadinaa jid kale |
 |
 |
We will use tanks to detonate mines. |
 |
 |
waHaanu isti'maali donaa taangiyaada in aan ku qaRHeyno meenoyink |
 |
Waxaanu isticmaali doonaa taangiyada in aan ku qarxino miinooyinka |
 |
 |
Snipers may fire on convoys in this area. |
 |
 |
sheesh layaal ayaa lagey yabaa in ey so togtaan kolon-yada |
 |
Shiish laayaal ayaa laga yabaa in ay soo togtaan kolonyada |
 |
 |
Unexploded ordnance may be planted in the road. |
 |
 |
meeno aan qaRHeen ayaa lagey yabaa in ey chidka ku dugaan tahaay |
 |
Miino aan qarxin ayaa laga yabaa in ay jidka ku duugan tahey |
 |
 |
The convoy will continue when the ambush is suppressed. |
 |
 |
kolon-yadu waa aay so-oney-saa maRka aan iska aabino shuftaada |
 |
Kolonyadu waa ay soconeysaa marka aan iska caabino shuftada |
 |
 |
Is there a bridge to cross the river? |
 |
 |
wabeega boondo laga gudbo ma leyah? |
 |
Wabiga buundo lagu gudbo ma leeyahey? |
 |
 |
Will this bridge support heavy vehicles? |
 |
 |
boon-dada maka gudbee kaRaan baabooRo ul'uloos? |
 |
Buundadu maka gudbi karaan baabuuro culculis? |
 |
 |
Does this road lead through any towns? |
 |
 |
wa-dadan magaalo ma ee geyn dontaa? |
 |
Wadadan magaalo ma I geyn doontaa? |
 |
 |
Does this road lead through heavy traffic areas? |
 |
 |
wa-dadan meylo saHmad ah ma ee geyn dontaa? |
 |
Wadadan meelo saxmad ah ma I geyn doontaa? |
 |
 |
Are there friendly units in this area? |
 |
 |
koHo saaHeebo aan nahaay halkan ma chogaan? |
 |
Kooxo saaxiibo aan nahey halkan ma joogaan? |
 |
 |
Was enemy activity reported in this area? |
 |
 |
maka chiRan halkan daq-daqaaq koHaha adoga ah? |
 |
Maka jiraan halkan dhaqdhaqaaq kooxaha cadowga ah? |
 |
 |
Are there checkpoints on this road? |
 |
 |
waH kontRol ah ma leydahaay wa-dadan? |
 |
Wax koontorol ah ma leedahey wadadan? |
 |
 |
Is there a site to refuel? |
 |
 |
meyl shidaalka laga qaato moku taalaa wa-dadan? |
 |
Meel shidaalka laga qaato maku taalaa wadadan? |
 |
 |
Are there areas to take cover? |
 |
 |
meyl gabaad ah moku taalaa wa-dadan? |
 |
Meel gabaad ah maku taalaa wadadan? |
 |
 |
We need assistance. |
 |
 |
kaalmo ayaanu u bahaanahaay |
 |
Kaalmo ayaanu u baahanahey |
 |
 |
Look out for booby traps in the area. |
 |
 |
halkan iska ilaali waH-yaabahaa qaRHaa |
 |
Halkan iska ilaali waxyaabaha qarxa |
 |
 |
Do not drive on the shoulder of the road. |
 |
 |
chidka dina'eesa baabooRka hakoo wa-din |
 |
Jidka dhinaciisa baabuurka haku wadin |
 |
 |
Follow the vehicle in front of you. |
 |
 |
dabaa so'o baabooRka kaa hoReyya |
 |
Daba soco baabuurka kaa horeeya |
 |