 |
We will process enemy prisoners of war (EPWs). |
 |
 |
waHaanu deewaan galeen donaa maHaabeesta dagaalka |
 |
Waxaanu diiwaan galin doonaa maxaabiista dagaalka |
 |
 |
MPs will repatriate EPWs and CIs (civilians internees) later. |
 |
 |
mudanayaasha baRlaamanka ayaa dib u so aleen donaa maHaabeesta dagaalka iyo dadka shi'ibka o Heyraan |
 |
Mudanayaasha baarlamanka ayaa dib u soo calin doona maxaabiista dagaalka iyo dadka shicibka oo xiran |
 |
 |
We will handle all EPWs and CIs according to the provisions of the Geneva Convention. |
 |
 |
waHaanu ula ma'aamilee donaa dammaan ma'aabeesta dagaalka iyo sha'abka Heeran see waafaqsan shaR'iyaada shiRkee jeneeva |
 |
Waxaanu ula macaamili doonaa dhammaan macaabiista dagaalka iyo shacabka xiran si waafaqsan sharciyadii shirkii Geneva |
 |
 |
First aid will be provided for all wounded. |
 |
 |
gargaaRka deg-degaa ah ayaa la seenayaa dammaan dadka daawa'an |
 |
Gargaarka deg-dega ah ayaa la siinayaa dhammaan dadka dhaawacan |
 |
 |
We will protect all EPWs and CIs against ill treatment. |
 |
 |
waHaanu ka ilaalinaaynaa dammaan maHaabeesta dagaalka iyo sha'abka Heeran in si Hun lola ma'aamilo |
 |
Waxaanu ka ilaalineynaa dhammaan maxaabiista dagaalka iyo shacabka xiran in si xun loola macaamilo |
 |
 |
All EPWs and CIs will be searched and tagged. |
 |
 |
dammaan maHaabeesta dagaalka iyo dadka sha'abka Heeran waa la baaRi donaa lana alaamadeyn donaa |
 |
Dhammaan maxaabiista dagaalka iyo dadka shacabka xiran waa la baari doonaa lana calaamadeyn doonaa |
 |
 |
We will safeguard your money and valuables. |
 |
 |
waan ilaaleen donaa la'agta iyo alaabta qaaliga o aad leydiheen |
 |
Waan ilaalin doonaa lacagta iyo alaabta qaaliga oo aad leedihiin |
 |
 |
We will give you a receipt for your money and valuables. |
 |
 |
waHaana ideen seen donaa waRqado adeyn ah la'agta iyo alaabta qaaliga ah o aan ideenka heyno |
 |
Waxaana idin siin doonaa warqado cadeyn ah lacagta iyo alaabta qaaliga ah oo aan idinka heyno |
 |
 |
Money and valuables will be returned to you. |
 |
 |
la'agta iyo alaabta qaaliga ah waa la ideen so aleen donaa |
 |
Lacagta iyo alaabta qaaliga ah waa la idin soo calin doonaa |
 |
 |
We will lead you to an enclosed area. |
 |
 |
meyl HeRo ah ayaan koo kaHeyn donaa |
 |
Meel xaro ah ayaan kuu kaxeen doonaa |
 |
 |
You are allowed to dig foxholes. |
 |
 |
waHaa logoo ogol yahaay in aad dufeysiyo qodato |
 |
Waxaa laguu ogol yahey in aad dufeysyo qodato |
 |
 |
You are allowed to dig holes in the ground to help shelter you. |
 |
 |
waHaa loguu ogol yahaay in aad godad gabaad ah dulka ka qodato |
 |
Waxaa laguu ogol yahey in aad godad gabaad ah dhulka ka qodato |
 |
 |
We have to question you. |
 |
 |
waa een aan su'aallo ku weydeeno |
 |
Waa in aan su'aallo ku weydiino |
 |
 |
Somebody will question you now. |
 |
 |
imeenka qof ayaa su'aallo ku weydeen dona |
 |
Iminka qof ayaa su'aallo ku waydiin doona |
 |
 |
You will be taken to another location. |
 |
 |
meyl kaley ayaa logoo kaHeyn donaa |
 |
Meel kale ayaa laguu kaxeyn doonaa |
 |
 |
You will be assigned an identification number (internment serial number). |
 |
 |
waaHa lagu seen donaa aqonsee teero ku qoran tahaay |
 |
Waxa lagu siin doonaa aqoonsi tiro ku qoran tahey |
 |
 |
Your information will be provided to a Prisoner of War Information Center. |
 |
 |
waRbiHeentaada waHaa la seen donaa HaRoonta maHaabeesta dagaalk |
 |
Warbixintaada waxaa la siin doonaa Xarunta Maxaabiista Dagaalka |
 |
 |
Do you need first aid? |
 |
 |
waH geRgaaR deg-deg ah ma u bahaan tahaay? |
 |
Wax gargaar deg-deg ah ma u bahan tahey? |
 |
 |
Are you hurt? |
 |
 |
ma daawa'antaay? |
 |
Ma dhaawacantey? |
 |
 |
Do you need food? |
 |
 |
unto ma u bahaantahaay? |
 |
Cunto ma u baahantahey? |
 |
 |
What is your unit? |
 |
 |
utubkeyd ka tiRsaan tahaay? |
 |
Cutubkeed ka tirsan tahey? |
 |
 |
Do you have any information for us? |
 |
 |
waH waRbi-Hin ah ma no heysaa? |
 |
Wax warbixin ah ma noo heysaa? |
 |
 |
Where is your unit? |
 |
 |
utubkaadu Hagey boo chogaa? |
 |
Cutubkaadu xagee buu joogaa? |
 |
 |
Provide shelter to protect EPWs from the elements. |
 |
 |
diyaaRi hoy ay ku ho-yidaan maHaabeesta dagaalk |
 |
Diyaari hoy ay ku hoyadaan maxaabiista dagaalka |
 |
 |
All male EPWs will be moved to another location. |
 |
 |
dammaan nimaanka maHaabeesta ah meyl kaley ayaa lo kaHeyn donaa |
 |
Dhammaan nimanka maxaabiista ah meel kale ayaa loo kaxeen doonaa |
 |