 |
We must identify places where we can receive emergency help. |
 |
 |
waa in aad ogaataa meylaaha aad ka heli kaRto gaRgaaR |
 |
Waa in aad ogaataa meelaha aad ka heli karto gargaar |
 |
 |
Our task is to control route security measures. |
 |
 |
shaqadeenu waa in aan ga'anta ku digno nabadgalyaada chidka |
 |
Shaqadeenu waa in aan gacanta ku dhigno nabadgalyada jidka |
 |
 |
We'll classify bridges according to weight limits. |
 |
 |
waanu alaamadeyn donaa boondo-yinka inta uleys ey qaadi kaRaan |
 |
Waanu calaamadeyn doonaa buundooyinka inta culeys ay qaadi karaan |
 |
 |
We need areas suitable for short halts. |
 |
 |
waHaanu u baahanahey meylo ku habon in lagu hakado |
 |
Waxaanu u baahanahey meelo ku haboon in lagu hakado |
 |
 |
Where does this road lead to? |
 |
 |
Hagey boo ee geyn donaa chidkan? |
 |
Xagee buu I geyn doonaa jidkan? |
 |
 |
Which towns does this road run through? |
 |
 |
magaalo-yinkey boo chidkan deH-maRi donaa? |
 |
Magaalooyinkee buu jidkan dhexmari doonaa? |
 |
 |
Is the road paved or unpaved? |
 |
 |
wadadu ma alaamadeysan tahaay misey maya? |
 |
Wadadu ma calaamadeysan tahey mise maya? |
 |
 |
Is there an alternate route? |
 |
 |
wado kaley o lo maRi kaRo ma chiRtaa? |
 |
Wado kale oo loo mari karo ma jirtaa? |
 |
 |
Is there a way to bypass this obstacle? |
 |
 |
ma chirtaa see kaley o aan uga gudubno chidgoyaada? |
 |
Ma jirtaa si kale oo aan uga gudubno jidgooyada? |
 |
 |
Are there bridges on this route? |
 |
 |
waH boondoyin ah ma leyyahaay chidkan? |
 |
Wax buundooyin ah ma leeyahey jidkan? |
 |
 |
Are there overpasses on this route? |
 |
 |
boondo koR maRta ma leydahaay wa-dadan? |
 |
Buundo kor marta ma leedahey wadadan? |
 |
 |
Is there construction on this route? |
 |
 |
waH dismo ah maka saw'daan wa-dadan? |
 |
Wax dhismo ah maku socdaan wadadan? |
 |
 |
Are there many potholes in this road? |
 |
 |
wadada godad ma leydahaay? |
 |
Wadada godad ma leedahey? |
 |
 |
How wide is the road? |
 |
 |
intey daay la egtahaay wadada balaaRkeydu? |
 |
Intee day la egtahey wadada balaarkeedu? |
 |
 |
Are there steep hills on this road? |
 |
 |
wadada booro dagaandeg ma leydahaay? |
 |
Wadada buuro dagaandeg ma leedahey? |
 |
 |
Are there sharp curves on this road? |
 |
 |
wadada cheero-yin qalqalo' ah ma leydahaay? |
 |
Wadada jiirooyin qalqalooc ah ma leedahey? |
 |
 |
Does this route lead through tunnels? |
 |
 |
wadadu godad laga hos baHo ma leydahaay? |
 |
Wadadu godad laga hoos baxo ma leedahey? |
 |
 |
Do you know how to read a map? |
 |
 |
ma taqaanaa seeda lo akhRiyo khaReeRada? |
 |
Ma taqaanaa sida loo akhriyo khariirada? |
 |
 |
Are there enemy units in this area? |
 |
 |
koHaha adoga ma chogaan halkan? |
 |
Kooxaha cadowga ma joogaan halkan? |
 |
 |
Are there friendly units in this area? |
 |
 |
koHaha saaHeebada aan nahaay ma chogaan halkan? |
 |
Kooxaha saaxiibada aan nahey ma joogaan halkan? |
 |
 |
Are there wooded areas nearby? |
 |
 |
keymo halkan ma ka do yiheen? |
 |
Keymo halkan ma ka dhow yihiin? |
 |
 |
Are there rivers near this route? |
 |
 |
webiyo maku so do yiheen wadada? |
 |
Webiyo maku soo dhow yihiin wadada? |
 |
 |
How many miles? |
 |
 |
meqa maayl? |
 |
Meeqa mile? |
 |
 |
How many kilometers? |
 |
 |
meqa keelomeetaR? |
 |
Meeqa kilomitir? |
 |
 |
Are there major highways on this route? |
 |
 |
wadoyin waaweyn ma leydahaay wa-dadan? |
 |
Wadooyin waawayn ma leedahey wadadan? |
 |
 |
Are any major roads on this route? |
 |
 |
chidad waaweyn ma leydahaay wa-dadan? |
 |
Jidad waawayn ma leedahey wadadan? |
 |
 |
Is there a railway near this road? |
 |
 |
wado-yinka taReynka ma ku so do yiheen wa-dadan? |
 |
Wadooyinka tareenka ma ku soo dhow yihiin wadadan? |
 |
 |
Are the railway tracks in use? |
 |
 |
ma cheeRaa qadka taReynka o la isti'maalo? |
 |
Ma jiraa qadka tareenka oo la isticmaalo? |
 |
 |
Is there a railway crossing? |
 |
 |
wado taReyn ma gudubtaa wa-dadan? |
 |
Wado tareen ma gudubtaa wadadan? |
 |
 |
Are there any busy intersections on this route? |
 |
 |
isgosyeda aadka lo buHo ma leydahaay wa-dadan? |
 |
Isgoosyada aadka loo buuxo ma leedahey wadadan? |
 |
 |
Does this route experience heavy traffic? |
 |
 |
wa-dadan ma buHdaaftaa maRaRka taaRkud? |
 |
Wadadan ma buuxdhaaftaa mararka qaarkood? |
 |
 |
Does this road have curbs? |
 |
 |
wa-dadan waH geeRgeeR ah ma leydahaay? |
 |
Wadadan wax girgir ah ma leedahey? |
 |
 |
Are there sidewalks lining the road? |
 |
 |
wadada dadko maRaan maku dagentahaay wa-dadan? |
 |
Wadada dadku maraan maku dhagentahey wadadan? |
 |
 |
Is there pedestrian traffic on the road? |
 |
 |
dadka lugeynaya ma maRaan wa-dadan? |
 |
Dadka lugeynaya ma maraan wadadan? |
 |
 |
Are there any minefields near this route? |
 |
 |
waH meeno-yin ah maku aseen yiheen wa-dadan? |
 |
Wax miinooyin ah maku aasan yihiin wadadan? |
 |
 |
Are there any landmarks near this route? |
 |
 |
meylo aan ah maku so do yiheen wadada? |
 |
Meelo caan ah maku soo dhow yihiin wadada? |
 |
 |
How much weight can the bridge carry? |
 |
 |
meqa uleys ah aayey boondadu qaadi kaRtaa? |
 |
Meeqa culeys ah ayey buundadu qaadi kartaa? |
 |
 |
What material is the bridge made of? |
 |
 |
maHaay boondadu ka sameysan tahaay? |
 |
Maxey buundadu ka sameysan tahey? |
 |
 |
How wide is the tunnel? |
 |
 |
waa imeesaa duma'a gudken? |
 |
Waa imisa dhumaca godkan? |
 |
 |
How high is the tunnel? |
 |
 |
waa imeesaa deReRka gudken? |
 |
Waa imisa dhirirka godkan? |
 |
 |
How long is the tunnel? |
 |
 |
waa imeesaa fogaanta gudken? |
 |
Waa imisa fogaanta godkan? |
 |
 |
Is there a checkpoint on this road? |
 |
 |
waH isbaaRo ah ma taalaa wa-dadan? |
 |
Wax isbaaro ah ma taalaa wadadan? |
 |
 |
Is there a defile (a narrow passage that constricts the movement of troops and vehicles) on this road? |
 |
 |
meylo iReeRee ah o baabooRta yo eedamada hakiya so'odkooda ma leydahaay wa-dadan? |
 |
Meelo ciriiri ah oo baabuurta iyo ciidamada hakiya socodkooda ma leedahey wadadan? |
 |
 |
Is a defile being planned on the road? |
 |
 |
meylo logu talaagaley in aay hakad giliyaan eedamada ma leydahaay wadada? |
 |
Meelo loogu talagaley in ay hakad geliyaan ciidamada ma leedahey wadada? |
 |
 |
Is the road blocked? |
 |
 |
chidgoyo ma leydahaay wa-dadan? |
 |
Jidgooyo ma leedahey wadadan? |
 |
 |
Is the road flooded? |
 |
 |
chidka fatahaad ma leyyahaay? |
 |
Jidka fatahaad ma leeyahey? |
 |
 |
Is the road clear? |
 |
 |
chidka ma fuRan yahaay? |
 |
Jidka ma furan yahey? |
 |
 |
What is blocking the road? |
 |
 |
wadada maHaa chaRaay? |
 |
Wadada maxaa jarey? |
 |
 |
Does this road get flooded often? |
 |
 |
wa-dadan inta badan fatahaad ma leydahaay? |
 |
Wadadan inta badan fatahaad ma leedahey? |
 |
 |
Are there checkpoints on the road? |
 |
 |
isbaaRo-yin ma yaalaan wa-dadan? |
 |
Isbaarooyin ma yaalaan wadadan? |
 |
 |
Does the road get narrow? |
 |
 |
wadadu iReeRee ma noqotaa? |
 |
Wadadu ciriiri ma noqotaa? |
 |
 |
Are there overhead obstructions on this route? |
 |
 |
ma chiRaan waH akhabado ah wadada koRkeyd? |
 |
Ma jiraan wax akhabado ah wadada korkeeda? |
 |
 |
What is the lowest overhead clearance on this route? |
 |
 |
waa maHaay deReRka ugu hoseyaa godka wadada aay baabooRtu ka guden? |
 |
Waa maxey dhirirka ugu hooseeya godka wadada ay baabuurtu ka gudbaan? |
 |
 |
Can you cross the river at this location? |
 |
 |
webiga halkan ma laga gudbee kaRaa? |
 |
Webiga halkan ma laga gudbi karaa? |
 |
 |
How wide is the river at this crossing point? |
 |
 |
waa imisa duma'a webeega halka laga gudbo? |
 |
Waa imisa dhumaca webiga halka laga gudbo? |
 |
 |
Can the crossing be used by vehicles? |
 |
 |
baabooR ma lagu gudbi kaRaa? |
 |
Baabuur ma lagu gudbi karaa? |
 |
 |
Is this a fast-moving stream? |
 |
 |
daadad so Rugmadey maka chiRaan? |
 |
Daadad soo rogmada maka jiraan? |
 |
 |
How fast is the water in this river? |
 |
 |
waa maHaay HawaaRahaa biyuhu aay ku saw'daan? |
 |
Waa maxey xawaaraha biyuhu ay ku socdaan? |
 |
 |
How deep is this waterway? |
 |
 |
waa imisa molka meshan laga gudbo biyeha? |
 |
Waa imisa moolka meeshan laga gudbo biyaha? |
 |
 |
Can the stream be crossed during this time of year? |
 |
 |
biyomaReynkan ma laga gudbi kaRaa sanadka waqtigan hada la chog? |
 |
Biyomareenkan ma laga gudbi karaa sanadka waqtigan hada la joogo? |
 |
 |
Does this river flood suddenly during this time of year? |
 |
 |
see kadees ah wabeegu ma u butaa'aa waqtigan hada la chog? |
 |
Si kadis ah wabigu ma u butaacaa waqtigan hada la joogo? |
 |
 |
Are there a lot of large rocks in the riverbed? |
 |
 |
gunta dagaH-yo waaweyn ma leyah? |
 |
Gunta dhagaxyo waaweyn ma leeyahey? |
 |
 |
Are the riverbanks very steep? |
 |
 |
wabeega cheenkeesu ma chan-cheyraa? |
 |
Wabiga jiinkiisu ma jan-jeeraa? |
 |
 |
Are there barriers on the riverbank? |
 |
 |
deRbi ma leyyahaay webeega cheenkeesa? |
 |
Derbi ma leeyahey webiga jiinkiisa? |
 |
 |
Has the roadway eroded? |
 |
 |
wadadu ma aRa-gooRtaay? |
 |
wadadu ma cara-guurtey? |
 |
 |
Is there any snow on this route? |
 |
 |
wadadu baRaf ma ku da'aay? |
 |
wadadu baraf ma ku da'ey? |
 |
 |
Is this route covered with ice? |
 |
 |
wadada baRaf ma leydahaay? |
 |
Wadadu baraf ma leedahey? |
 |
 |
Clear the road. |
 |
 |
wadada baney |
 |
Wadada banee |
 |
 |
Mark critical points on the map. |
 |
 |
alaamadey qaReeRada meylaaha muheemka ah |
 |
Calaamadee qariirada meelaha muhiimka ah |
 |
 |
Show me on the map. |
 |
 |
iga toos khaaReeRada |
 |
Iga tus khariirada |
 |