 |
This RB is to limit access to this road. |
 |
 |
isbaaRadan waHaa lo sameyey in la HiRo gelitanka wa-dadan |
 |
Isbaaradaan waxaa loo sameeyey in la xadido gelitaanka wadadan |
 |
 |
This RB is to close access to this road. |
 |
 |
isbaRo-yinka yo kontRolaada waHaa lo ogol-yahey o keliya saanad yo shiHnado in so mRaan |
 |
Isbaaradaan waxaa loo sameeyey in la xidho gelitaanka wadadan |
 |
 |
These RBs and CPs will ensure only authorized use of this main supply route (MSR). |
 |
 |
isbaRo-yinkan yo kontRolaadan waHey fududaanayaan in ey kolonyaado u so'ato wa'tigee logu talaagaley |
 |
Isbaarooyinka iyo kontoroolada waxaa loo ogolyahey oo keliya saanad iyo shixnadu in soo maraan |
 |
 |
These RBs and CPs will ensure that convoys move on schedule. |
 |
 |
meylaaha aay yalaan isbaRo-yinka yo kontRolada waa ey isbebedeli donaan |
 |
Isbaaroyinkan iyo kontorooladan waxay fududeynayaan in ay Kolonyadu u socoto wactigii loogu talagaley |
 |
 |
The position of RBs/CPs will change constantly. |
 |
 |
koHdee hawlgul ku chiRto mid ka mid ah koHda ayaa chochin donaa o tilmaana seenaya baabooRt |
 |
Meelaha ay yaalaan isbaarooyinka iyo kontoroolada waa ay isbebedeli doonaan |
 |
 |
In a single team operation one member will stop and direct traffic. |
 |
 |
ma ogaleen in qof aan aqonsee heysan oo goodbo |
 |
Kooxdii hawlgal ku jirto mid ka mid ah kooxda ayaa joojin doono oo tilmaana siinaya baabuurta |
 |
 |
We don't allow anyone to pass without a proper ID. |
 |
 |
Hamool no'ey ah ayaad sidaa |
 |
Ma ogolin in qof aan aqoonsi heysan uu gudbo |
 |
 |
What is your cargo? |
 |
 |
meyey waRqadihee Hamoolka? |
 |
Xamuul nooce ah ayaad sidaa? |
 |
 |
Where are your cargo documents? |
 |
 |
Hagey baad Hamoolka ka kentey? |
 |
Meeye warqadihii xamuulka? |
 |
 |
Where does your cargo originate from? |
 |
 |
Hagey baad Hamoolka ka so qaadey? |
 |
Xaggee baad xamuulka ka keentey? |
 |
 |
Where did you pick up your cargo? |
 |
 |
Hagey baad ku so'ataa? |
 |
Xaggee baad xamuulka ka soo qaadey? |
 |
 |
What is your destination? |
 |
 |
waanu hoR istaagi donaa wiHee kaalmeynayaa aadoga? |
 |
Xaggee baad ku socotaa? |
 |
 |
We will prevent actions that would aid the enemy. |
 |
 |
waanu baaRi donaa Hamoolka hadee nalaa amRo |
 |
Waanu hor istaagi doonaa wixii kaalmeynaya cadowga |
 |
 |
We will inspect cargo when instructed to do so. |
 |
 |
dadka deegaanka waanu ka hoR istaagi donaa in aay kaalmeyaan aadoga |
 |
Waanu baari doonaa xamuulka haddii nala amro |
 |
 |
We will stop locals from supplying the enemy. |
 |
 |
waHaanu halkan u chognaa in aan chocheeno sooqa mado |
 |
Dadka deegaanka waanu ka hor istaagi doonaa in ay kaalmeeyaan cadowga |
 |
 |
We are here to stop black market operations. |
 |
 |
meyl baabooRta lagu baaRo ayaan sameyn donaa |
 |
Waxaanu halkan u joognaa in aan joojino suuqa madow |
 |
 |
We will establish an area for searching vehicles. |
 |
 |
waaHaan qabnaa gaaRi logu talaagaley in oo daba galo gaaRigee isku dayaa in oo ka leyHdo kontRolk |
 |
Meel baabuurta lagu baaro ayaan sameyn doonaa |
 |
 |
We have vehicles ready to pursue those avoiding the RBs. |
 |
 |
waaHaan qabnaa gaaRi logu talaagaley in oo daba galo gaaRigee isku dayaa in oo ka leyHdo kontRolk |
 |
Waxaan qabnaa gaari loogu talagaley in uu daba galo gaarigii isku daya in uu ka leexdo kontoroolka |
 |
 |
We must prepare defensive positions. |
 |
 |
waa in aan diyaaRinaa meylo dife-a' aan ke galno |
 |
Waa in aan diyaarinaa meelo difaac aan ka galno |
 |
 |
We will block roadway shoulders and ditches around RBs. |
 |
 |
waanu Hidee donaa chidadka yar yar ey ka leHleHda wadada weyn |
 |
Waanu xidhi doonaa jidadka yar yar ee ka leexleexda wadada wayn |
 |