 |
Make sure refugee traffic does not delay military traffic. |
 |
 |
ku dadaal baabooRta qohotigu in aaney daahin kuwa eedamada militaRiga ah |
 |
Ku dadaal baabuurta qoxootigu in aaney daahin kuwa ciidamada militariga ah |
 |
 |
The TCP personnel will reroute traffic as needed. |
 |
 |
ilaalaada kontRolka haddee lo baahdo baabooRta wado kaley ayey u leyHeen kaRaan |
 |
Ilaalada kontoroolka haddii loo baahdo baabuurta wado kale ayey u leexin karaan |
 |
 |
Our mission is ongoing until further notice. |
 |
 |
hawlgalkayaagu waa oo see so'on donaa ilaa yo amaR dambey |
 |
Hawlgalkayagu waa uu sii socon doonaa ilaa iyo amar dambe |
 |
 |
Food and water will be supplied by other units. |
 |
 |
unto yo byo waHaa ideen seen dona utubyo kaley |
 |
Cunto iyo biyo waxaa idin siin doona cutubyo kale |
 |
 |
Nuclear, biological and chemical (NBC) detection equipment will be provided. |
 |
 |
qalabka lagu baaRo sunta nuyukliyeyRka, biologiga yo keemeekada ayaa la keynee donaa |
 |
Qalabka lagu baaro sunta nuyuklerka, biologiga iyo kiimikada ayaa la keeni doonaa |
 |