![Play Button](graphics/play.gif) |
Do you know anyone who is employed on the US facility? |
![](graphics/spacer.gif) |
![Play Button](graphics/play.gif) |
ma gaRaneysaa waH shaqaale ah o ka shaqeya deesmayaasha dadka maReykankaa? |
![](graphics/spacer.gif) |
ma garanaysaa wax shaqaale ah oo ka shaqeeya dhismayaasha dadka maraykanka? |
![](graphics/breakLine.gif) |
![Play Button](graphics/play.gif) |
Do you know of anyone who works with US forces who has participated in anti-US, anti-coalition, or anti-government protests? |
![](graphics/spacer.gif) |
![Play Button](graphics/play.gif) |
ma gaRaneysaa qof oo shaqeya 'eedamada dalka maReykankaa o ka qeyb qaatey waH mudaahaRaad ah o loga so hoR jeydo 'eedamada dadka maReykankaa aamaa dolada dalka maReykankaa? |
![](graphics/spacer.gif) |
ma garanaysaa qof u shaqeeya ciidamada dadka maraykanka oo ka qeyb qaatay wax mudaaharaad ah oo looga soo hor jeedo Ciidamada dadka maraykanka ama dowlada dadka maraykanka.? |
![](graphics/breakLine.gif) |
![Play Button](graphics/play.gif) |
Do you know anyone who is employed on the US facility that has expressed dislike or displeasure toward the US or coalition forces? |
![](graphics/spacer.gif) |
![Play Button](graphics/play.gif) |
ma gaRaneysaa qof oo shaqeya deesmayaasha dadka maReykankaa o moojeeye waH ne'ibaasho aamaa 'adawneemo ah o koo aadan dadka maReykankaa aamaa 'eedamada laa so'da? |
![](graphics/spacer.gif) |
ma garanaysaa qof u shaqeeya Dhismayaasha dadka maraykanka oo muujiyay wax necbaasho ama cadawnimo ah oo ku aadan dadka maraykanka ama ciidamada la socda? |
![](graphics/breakLine.gif) |
![Play Button](graphics/play.gif) |
Do you know of anyone who works on a US facility that has been approached by an anti-US or anti-coalition group? |
![](graphics/spacer.gif) |
![Play Button](graphics/play.gif) |
ma gaRaneysaa qof oo shaqeya deesmayaasha dadka maReykankaa o aay laa so HaReeRen koHaaha ka so hoRjeyda dadka maReykankaa aamaa 'eedamada laa so'da? |
![](graphics/spacer.gif) |
ma garanaysaa qof u shaqeeya Dhismayaasha dadka maraykanka oo ay la soo xariireen kooxaha ka soo horjeeda dadka maraykanka ama ciidamada la socda? |
![](graphics/breakLine.gif) |