 |
What area in (Marka) has a high crime rate? |
 |
 |
waa halkey meyshaa oogoo danbeeyada badan maRka? |
 |
waa halkee meesha ugu danbiyada badan Marka? |
 |
 |
What area in (Baydhabo) would you feel uncomfortable entering with your family? |
 |
 |
waa halkey meylaha koo yaal baaydabo ey aadan qoyskaada geyn lahaayn? |
 |
waa halkee meelaha ku yaal Baydhabo ee aadan qoyskaada gayn lahayn? |
 |
 |
What areas of (Hargaysa) are considered unsafe for Americans to enter? Why? |
 |
 |
waa halkey meylaha koo yaal haRgeysa ey anaay dadka maReykankaa ahee gelee kaRin? waa maHaay sababtu? |
 |
waa halkee meelaha ku yaal Hageysa ee aanay dadka maraykanka ahi geli Karin? Waa maxay sababtu? |
 |
 |
What organized crime elements exist in (Mogadishu)? |
 |
 |
waa maHaay koHaaha denbiyada ey habeysaan ey ka cheeRa mogadeeshu? |
 |
waa maxay kooxaha denbiyada ee habaysan ee ka jira Mogadishu? |
 |
 |
What are the most common criminal acts committed in (Xamar)? |
 |
 |
waa maHaay denbeeyada 'aadiga ah ey ka da'a HamaR? |
 |
waa maxay denbiyada caadiga ah ee ka dhaca Xamar? |
 |
 |
What illegal substances are available in this area? |
 |
 |
waa maHaay muqaadaRaadka shaR'ee daRada ah ey yaala deygaankaa? |
 |
waa maxay muqaadaraadka sharci darada ah ee yaala degaanka? |
 |
 |
How are the drugs transported into this area? |
 |
 |
waa maHaay muqaadaRaadka laa keyno deygaankan? |
 |
waa maxay muqaadaraadka la keeno degaankan? |
 |
 |
Who controls the sales of these drugs? |
 |
 |
yaa maamoola geditaanka muqaadaRadkaas? |
 |
yaa maamula geditaanka muqadaradkaas? |
 |
 |
Is local law enforcement capable of dealing with the current criminal threat? |
 |
 |
'eedamada deygankoo awud ma oo leyiheen deefaa'ida holaahaas denbeeyada? |
 |
ciidamada degaankku awood ma u leyihiin difaacida howlahaas denbiyadaa? |
 |
 |
If not, what specific areas is local law enforcement unable to control? |
 |
 |
hadee aaney awodon, waa maHaay shaRoo'da qaasatan oo ogolaanaya laa dagaalamaan? |
 |
haddii aanay awoodon, waa maxay sharuucda qaasatan u ogolaanaya inay la dagaalamaan? |
 |