 |
What individuals or groups have expressed an interest in obtaining information on US facilities? |
 |
 |
shaKhsigey aamaa koHdey aayaa moojinaaya doneetaan ah inaay helaan waRbeeHin ah dismayaasha dadka maReykankaa? |
 |
shaqsigee ama kooxdee ayaa muujinaya doonitaan ah inay helaan warbixin ah dhismayaasha dadka maraykanka? |
 |
 |
What individuals or groups have expressed an interest in obtaining information on US personnel? |
 |
 |
shaKhsigey aamaa koHdey aayaa moojinaaya doneetaan ah inaay helaan waRbeeHin ah shaqaalaha dadka maReykankaa? |
 |
shaqsigee ama kooxdee ayaa muujinaya doonitaan ah inay helaan warbixin ah shaqaalaha dadka maraykanka? |
 |
 |
What individuals or groups have expressed an interest in obtaining information on US activities? |
 |
 |
shaKhsigey aamaa koHdey aayaa moojinaaya doneetaan ah inaay helaan waRbeeHin ah holaha ah dadlka maReykankaa? |
 |
shaqsigee ama kooxdee ayaa muujinaya doonitaan ah inay helaan warbixin ah howlaha ah dadka maraykanka? |
 |
 |
What individuals or groups have expressed an interest in obtaining information on US equipment? |
 |
 |
shaKhsigey aamaa koHdey aayaa moojinaaya doneetaan ah inaay helaan waRbeeHin ah qaalabka 'eedamada dalka maReykankaa? |
 |
shaqsigee ama kooxdee ayaa muujinaya doonitaan ah inay helaan warbixin ah Qalabka ciidamada dadka maraykanka? |
 |
 |
What information did they attempt to obtain? |
 |
 |
waRbeeHin no'ey ah ayaay donayeyn inaay helaan? |
 |
warbixin nooce ah ayay doonayeen inay helaan? |
 |
 |
When did this event happen? |
 |
 |
goRmaay seedaasee da'dey? |
 |
goormay sidaasi dhacday? |
 |
 |
How do you know of this incident? |
 |
 |
seedeh koo ogaatey waRkaas? |
 |
sidee ku ogaatay warkaas? |
 |
 |
What nationality is this individual? |
 |
 |
wadankey ayoo shaKhseegaasee oo daashey? |
 |
wadankee ayuu shaqsigaasi u dhashay? |
 |
 |
Do you have knowledge of this individual speaking any foreign languages or dialects? |
 |
 |
aqon maa oo leydahaay looqada oo shaKhseegaas ajnabiga ahee koo hadlayaay? |
 |
aqoon ma u leedahay luqada uu shaqsigaas ajnabiga ahi ku hadlayay? |
 |
 |
Where is this individual or group currently located? |
 |
 |
halkey ayoo shaKhseegaasee aamaa koHdaasee hada koo nol yiheen? |
 |
halkee ayuu shaqsigaasi ama kooxdaasi hada ku nool yihiin? |
 |