 |
What foreigners live in this area? |
 |
 |
waH ajnabee ah ma koo nol yiheen degaankan? |
 |
wax ajnabi ah ma ku nool yihiin degaankan? |
 |
 |
What foreigners have you observed in this area? |
 |
 |
waH ajnabee ah ma koo aRagtaay degaankan? |
 |
wax Ajnabi ah ma ku aragtay degaankan? |
 |
 |
Where is the exact location of the foreigners’ home? |
 |
 |
waa halkey gooReega aay ajnabigo degan yiheen halkaan? |
 |
waa halkee guriga ay ajnabigu degan yihiin halkaan? |
 |
 |
When was the last time you saw these foreigners? |
 |
 |
goRmaay aheyd maRkee koogu danbeesey ey aad aRagtaay ajnabigaas? |
 |
goormay ahayd markii kugu danbeeysay ee aad aragtay ajnabigaas? |
 |
 |
What country are these individuals from? |
 |
 |
wadankey ka yeemaaden dadkaasi? |
 |
wadankay ka yimaadeen dadkaasi? |
 |
 |
When did they arrive here? |
 |
 |
goRmaay halkaan yeemaadeyn? |
 |
goormay halkaan yimaadeen? |
 |
 |
How did they get here? |
 |
 |
seedeh baay halkaan koo yeemaaden? |
 |
sidee bay halkaan ku yimaadeen? |
 |
 |
What local people have you observed associating with these foreigners? |
 |
 |
dadkey aayaa laa HiReeRa dadkaas ajnabiga ah? |
 |
dadkee ayaa la xariira dadkaas ajnabiga ah? |
 |
 |
At what places do the foreigners routinely gather or meet? |
 |
 |
dismahey ayaay dadkaas ajnabiga ahee badanaaba koo koolmaan? |
 |
dhismahee ayay dadkaas ajnabiga ahi badanaaba ku kulmaan? |
 |
 |
What vehicles do these foreigners drive? |
 |
 |
baabooR no'ey ah ayaay wataan ajnabigoo? |
 |
baabuur nooce ah ayay wataan ajnabigu? |
 |
 |
What are their names? |
 |
 |
waa maHaay maga'yadodoo? |
 |
waa maxay magacyadoodu? |
 |
 |
What group (cell) do they belong to? |
 |
 |
koHdey ayaay ka tiRsaan yiheen? |
 |
Kooxdee ayay ka tirsan yihiin? |
 |
 |
Do you know of any plans to attack US facilities? |
 |
 |
ma gaRaneysaa waH qoRshey ah o lagoo so weyRaRaRyo dismayaasha maReykankaa? |
 |
ma garanaysaa wax qorshe ah oo lagu soo weerararyo dhismayaasha maraykanka? |
 |
 |
Who will conduct this attack? |
 |
 |
yaa so weRaRayaa? |
 |
yaa soo weeraraya? |
 |
 |
When will this attack take place? |
 |
 |
goRmoo weRaRkaasee di'ee dona? |
 |
goormuu weerarkaasi dhici doonaa? |
 |
 |
Where will the attack take place? |
 |
 |
halkey ayoo weRaRkaasee ka di'ee dona? |
 |
halkee ayuu weerarkaasi ka dhici doonaa? |
 |
 |
When did you last hear about this attack? |
 |
 |
goRmaay aheyd goRtee koogoo danbeysey ey aad weRaRkaas maqasho? |
 |
goormay ahayd goortii kuugu danbeeysay ee aad weerarkaas maqasho? |
 |
 |
Which group is planning to conduct this attack? |
 |
 |
koHdey deeyaaRineysa inaay weRaRkaas so qaado? |
 |
kooxdee diyaarinaysa inay weerarkaas soo qaado? |
 |
 |
What groups or individuals in this area express anti-US sentiment? |
 |
 |
koHdey aamaa shaKhsiyadkey halkaan degan aayaa moojee 'olaad koo aadan dadka maReykanka? |
 |
kooxdee ama shaqsiyadkee halkaan degan ayaa muuji colaad ku aadan dadka maraykanka? |
 |
 |
What groups or individuals in this area express anti-host nation sentiment? |
 |
 |
koHdey aamaa shaKhsiyaadkey halkaan degan aayaa moojee ne'eb jogeetaan koo aadaan dadka maReykankaa? |
 |
kooxdee ama shaqsiyadkee halkaan degan ayaa muujiy neceb joogitaan ku aadan dadka maraykanka? |
 |