 |
We are assisting local law enforcement by assessing the criminal activity and security concerns in this area. |
 |
 |
waHaanoo fiRee neyna awuda 'eedamada boleeska aanago eygeyna holaha dembeeyeda eeyo ka welweleeda nabadgelyeda deygaanka |
 |
waxaanu fiiri naynaa awooda cidamada booliiska anagoo eegayna howlaha denbiyada iyo welwelida nabadgelyada degaanka |
 |
 |
Would you be willing to discuss safety concerns you have about (Mogadishu)? |
 |
 |
adeegoo deeyaaR ma o tahaay inaad eegala hadasho dibaatoyinkaa nabadelyeda mugdeesho? |
 |
adigu diyaar ma au tahay inaad igala hadasho dhibaatooyinka nabadgelyada muqdisho? |
 |
 |
Your name will not be associated with any information you provide. |
 |
 |
maga'aada lagooma daRee dono wiHee waRbeeHin ah ey aad ee seeso |
 |
magacaada laguma dari doono wixii warbixin ah ee aad I siiso |
 |
 |
The information will be used to protect people in the neighborhood, the local police, politicians, and military from groups that wish to cause instability. |
 |
 |
waRbeeHinta waHaa lo isti'imaalee dona in laagoo deefaa'o deRiska, boleeska degaanka, seeyaaseenta, eeyo 'eedamada eeyaado laga ilaalinaayo koHaaha donaya inaay abooRaan nabadgelyo la-aanta |
 |
warbixinta waxaa loo isticmaali doonaa in lagu difaaco deriska, booliiska degaanka, siyaasiyiinta, iyo ciidamada iyadoo laga ilaalinayo kooxaha doonaya inay abuuraan nabadgelyo la’aanta |
 |
 |
By providing information on (Jaamac) you will help to save lives. |
 |
 |
naa seentaada waRbeeHinta jaama' waHaay naga 'aaweeneysa inaanoo badbaadeeno nolol |
 |
na siintaada warbixinta Jaamac waxaay naga caawinaysaa inaanu badbaadino nolol |
 |
 |
Have you been asked by any other US personnel to assist in providing information? |
 |
 |
qof kaley o ka tiRsaan shaqaalaha 'eedanada maReykankaa ma koo weydeeyey eenaad seeso waH waRbeeHin ah? |
 |
qof kale oo ka tirsan Shaqaalaha ciidanada maraykanka ma ku weedyiiyay inaad siiso wax warbixin ah? |
 |
 |
How long have you lived at (Mogadishu)? |
 |
 |
moodo intey la eg ayaad koo noleyd mogadeeshu? |
 |
muddo intee la eg ayaad ku noolayd Mogadishu? |
 |
 |
What are your feelings about the US presence in the area? |
 |
 |
seedeh oo daReyntaa jogeetaanka 'eedamada maReykankaa ey degaankan? |
 |
sidee u dareentaa Joogitaanka ciidanada maraykanka ee degaankan? |
 |
 |
Would you be willing to contact me in the future if you observed something suspicious? |
 |
 |
adeegoo deeyaaR maa oo tahaay inaad eela so HaReeRo moostaqbalka hadee aad aRagto waH aad ka shakiso? |
 |
adigu diyaar ma u tahay inaad ila soo xariiro mustaqbalka haddii aad aragto wax aad ka shakiso? |
 |