 |
Warning, United States Marines will be conducting a search of the area. Please prepare your home for inspection! |
 |
 |
digneen, 'eedamada badda baa doonaya iney baaraan agaa. e fadlan diyaar oo noqo in gooreegagaa la baaro! |
 |
digniin, 'iidamada badda baa doonaya iney baaraan aagga. ee fadlan diyaar u noqo in gurigaaga la baaro! |
 |
 |
We are looking for individuals who are planning attacks against Somali and coalition forces. |
 |
 |
waHan radeenaynaa shaKhseeyad iskoo dayayay inay weraraan Somalida iyo 'eedamada isbahayseega |
 |
waxaan raadinaynaa shaakhsiyaad isku dayayay inay weeraraan Somalida iyo ciidamada isbahaysiga |
 |
 |
We are looking for weapons that are being used to hurt Somali and coalition forces. Please prepare your home for inspection! |
 |
 |
waHan radeenaynaa hoob lo estei'maalay in lagoo deelo soomalida iyo 'eedamada isbahayseega. fadlan diyaar oo noqo in gooreegagaa la baaro! |
 |
waxaan raadinaynaa hub loo isticmaalay in lagu dilo Soomalida, iyo 'iidamada isbahaysiga. fadlan di-yaar u noqo in guri-gaaga la baaro! |
 |
 |
We are here to help the Somali people. |
 |
 |
waHan halkan oo jognaa inaan Somalida 'aawino |
 |
waxaan halkan u joognaa inaan Somalida 'aawinno |
 |
 |
Please be advised that Marines will not hesitate in defending themselves if threatened. |
 |
 |
fadlan waa naga talo 'eedamada badda kama gabanayaan inay is deefaa'an hadee halis galaan |
 |
fadlan waa naga talo 'iidamada badda kama gabanayaan inay is difaa'aan hadii halis la galaan |
 |
 |
We greatly appreciate your cooperation. |
 |
 |
aad iyo aad koogoo mahad 'elinaynaa naala shaqeyntaada |
 |
aad iyo aad kugu mahad celinaynaa nala shaqeyntaada |
 |
 |
Please open your doors. |
 |
 |
fadlan eridaada fur |
 |
fadlan iridaada fur |
 |
 |
Remain outside in your yard until the search is complete. |
 |
 |
jog dibada ilaa intaa baaritaanka oo ka damaanayo |
 |
joog dibadda ilaa inta baaritaanka uu ka dhamaanayo |
 |
 |
When the Marines arrive at your house, the homeowner can walk them through the search. |
 |
 |
marka ay 'eedamada badda gooreegagaa yimaadaan, qofka gooreega leh baa la so'onaya waqtiga baaritaanka |
 |
marka ay 'iidamada badda gurigaaga yimaadaan, qofka guriga leh baa la so'onaya waqtiga baaritaanka |
 |
 |
We are not here to harm anyone. |
 |
 |
o maan imaanin inaan qof dilno |
 |
u maan imaanin inaan qof dilno |
 |
 |
Our goal is to increase security in the area. |
 |
 |
moohimadeena waa inaan nabada agaa soogno |
 |
muhimadeena waa inaan nabada aagga sugno |
 |
 |
Thank you for your cooperation. |
 |
 |
waad koo mahadsan tahay iskaa sheega aad moojisay |
 |
waad ku mahad-san tahay iskaa-shiga aad muujisay |
 |
 |
The Marines will not seize weapons used for home security if the homeowner identifies them to us before we find them. |
 |
 |
'eedamada badda kaa maa qaadayaan hoobka deefaa'a gooreegaada, hadee aad no sheegtid inta aanan anaaga kaa helin |
 |
ciidamada badda kaa ma qaadayaan hubka difaaca gurigaada, haddii aad noo sheegtid inta aanan anaga kaa helin |
 |
 |
If the Marines find unauthorized weapons in the house or yard the homeowner will be apprehended. |
 |
 |
hadee 'eedamada badda ay gooreegaada ka helaan hoob aanan la ogolayn waa lagoo Hirayaa |
 |
hadii 'iidamada badda ay gurigaada ka helaan hub aanan la ogolayn waa lagu Hirayaa |
 |
 |
Please place all authorized weapons outside on the ground, at least three meters away from any person. |
 |
 |
fadlan hoobka la ogolyahay dibada keen oo doolka dig, ugu yaraan saddeH talaabo dib oo ga fogo |
 |
fadlan hubka la ogol-yahay dibadda keen oo dulka dhig, ugu yaraan saddex talaabo u ga fogoow |
 |