 |
Do you have information about anti-coalition activity? |
 |
 |
war meeyaad ka haysaa mo'aaradeenta isbahayseega? |
 |
war miyaad ka haysaa mucaaradiinta isbahaysiga? |
 |
 |
Please wait while I locate a translator. |
 |
 |
fadlan halkan igoo soog inta aan ka kenayo turjime |
 |
fadlan halkan igu sug inta aan ka keenayo turjime |
 |
 |
Please come to the battalion compound to speak with soldier investigators. |
 |
 |
fadlan imo horeenta Harodeda see aad oola hadaasheed baarayaasha 'eedanka badda |
 |
fadlan imoow horinta xerodeeda si aad ula hadashid baarayaasha ciidanka badda |
 |
 |
Do you know where enemy soldiers are located? |
 |
 |
meeyaad oogtahay askarta 'adoga meesha ay jogan? |
 |
miyaad ogtahay askarta cadowga meesha ay joogaan? |
 |
 |
Do you know where weapons are located? |
 |
 |
meeyaad ogtahay meesha hoobka oo yalo? |
 |
miyaad ogtahay meesha hubka uu yaalo? |
 |