 |
Hello, I am a United States soldier. |
 |
 |
walaal waHaan ahay 'eedankaa badaa ee mareykanka |
 |
walaal waxaan ahay ciidanka badda ee mareykanka |
 |
 |
May peace be upon you. |
 |
 |
asalaamo 'alaykom |
 |
asalaamu caleykum |
 |
 |
Please show me your identification. |
 |
 |
fadlan ee tusi warqad 'adeyn aa |
 |
fadlan I tusi warqad cadeyn ah |
 |
 |
Are there any weapons in your vehicle? |
 |
 |
hoob meeyaa baaboorkaagaa saaran? |
 |
hub miyaa baabuurkaaga saaran? |
 |
 |
Is the weapon for your personal security? |
 |
 |
hoobka meeyaad eeskoo deefaa'daa? |
 |
hubka miyaad isku difaacdaa? |
 |
 |
Do you know that driving with a weapon in the vehicle is illegal? |
 |
 |
meeyaad oqtahay inay shar'i daro tahay inaad baaboorkaaga hoob ko qaadid? |
 |
miyaad ogtahay inay shaci darro tahay inaad baabuurkaaga hub ku qaadid? |
 |
 |
Please show me your registration. |
 |
 |
fadlan ee tusi warqada baaboorka |
 |
fadlan I tusi warqada baabuurka |
 |
 |
Please proceed slowly through the concertina wire into the search area. |
 |
 |
fadlan tarteeb ooga deHbaH siliga, oona daqaaq aga baaretanka |
 |
fadlan tartiib uga dhexbax siliga, una dhaqaaq aagga baaritaanka |
 |
 |
Hello, we are United States Marines and will be conducting a search of your vehicle and person. |
 |
 |
walaal waHaanu nahay 'eedamada badda, waHanona samenaynaa baareetaan aa aadiga iyo baaboorkaaga |
 |
walaal waxaannu nahay ciidamada badda, waxaanna sameenayanaa baaritaan ah adiga iyo baabuurkaaga |
 |
 |
The goal of our checkpoint is to increase security in the area. |
 |
 |
daanta aan ka leenahay isbaaraada waa nabaadaa aaga |
 |
danta aan ka leenahay isbaarada waa nabada aaga |
 |
 |
Please step out of the vehicle. |
 |
 |
fadlan ka so dego baaboorka |
 |
fadlan ka soo dego baabuurka |
 |
 |
Please open the doors, hood, trunk, and glove compartment. |
 |
 |
fadlan for meesha matoorka, albabada gadal iyo qaanaada goodaaha |
 |
fadlan fur meesha matoorka, labaabada gadaal iyo qaanadda gudaha |
 |
 |
Please move to the personal search area. |
 |
 |
fadlan aad aaga la iskoo baaro |
 |
fadlan aad aaga la isku baaro |
 |
 |
The inspection is complete. |
 |
 |
baaretaanka woo damaaday |
 |
baaritaanka wuu dhamaaday |
 |
 |
Thank you for your cooperation in making your country a safer place. |
 |
 |
waad koo mahadsaan tahay iskaasheega aad wadankaaga kaaga digeyseed meel aman aa |
 |
waad ku mahadsan tahay iskaashiga aad wadankaaga kaga dhigeysid meel amaan ah |
 |