|
Are you here looking for a job? |
|
|
ma halkan waHad oo teemeed shaqo? |
|
ma halkan waxaad u timid shaqo? |
|
|
I'm sorry there are no jobs at this time. |
|
|
waan ka Homahay hada shaqo maa jirto |
|
waan ka xumahay hadda shaqo ma jirto |
|
|
The Marines are not permitted to buy food. |
|
|
'eedamada bada lo maa ogola inay 'onto eebsadan |
|
ciidamada badda loo ma ogola inay cunto iibsadaan |
|
|
The Marines are not permitted to drink alcohol. |
|
|
'eedamada badda lo maa ogola inay Khamree 'aban |
|
ciidamada badda loo ma ogola inay khamri cabaan |
|