 |
Hello, I am a United States soldier. |
 |
 |
halo, waHan ahay askaree 'eedanka mareykanka aa |
 |
haloow, waxaan ahay askari ciidanka mareykanka ah |
 |
 |
May peace be upon you. |
 |
 |
asalaamo alaykom |
 |
asalaamu alaykum |
 |
 |
With whom would you like to meet? |
 |
 |
yaad je'eshahay inaad la kolanteed? |
 |
yaad jeceshahay inaad la kulantid? |
 |
 |
Do you have an appointment? |
 |
 |
baalaan meeyaad ledaahay? |
 |
balan miyaad leedahay? |
 |
 |
What time is your appointment? |
 |
 |
baalaantaada waa gorme? |
 |
ballantaada waa goormee? |
 |
 |
Please demonstrate using your fingers. |
 |
 |
fadlan ee tusee adeego isti'maalaya faraahaaga |
 |
fadlan i tusu adigoo isticmaalaya farahaaga |
 |
 |
Please wait while I check if he is in the compound. |
 |
 |
fadlan soog intaan ka raadinayo Heradaa daHdedaa |
 |
fadlan sug intaan ka raadinayo xerada dhexdeeda |
 |
 |
Do you have information concerning anti-coalition activity? |
 |
 |
meeyaad haysaa war la Hireera kooaa ka so hor jedaa isbahaysiga? |
 |
miyaad haysaa war la xiriira kuwa ka soo hor jeeda isbahaysiga? |
 |
 |
Please wait while I contact Soldier investigators. |
 |
 |
fadlan soog inta aan kaalaa Hireerayo baaraayaasha 'eedanka badda |
 |
fadlan sug inta aan kala xiriirayo baarayaasha ciidanka badda |
 |
 |
Please check again in a week. |
 |
 |
fadlan na so hoobee sitymaan ka deep |
 |
fadlan na soo hubi sitimaan ka dib |
 |
 |
Before entering the compound, I have to search you. |
 |
 |
inta aadan galeen Heraada waa inaan koo baaraa |
 |
inta aadan galin xerada waa inaan ku baarnaa |
 |
 |
Please proceed to the search area. |
 |
 |
fadlan oo daqaaq dina'a baaretaanka |
 |
fadlan u dhaqaaq dhinaca baaritaanka |
 |
 |
I can only search one person at a time. |
 |
 |
hal qof o kelee aa baan baari karaa maarkeebaa |
 |
hal qof oo keli ah baan baari karaa markiiba |
 |
 |
Please show me your identification. |
 |
 |
fadlan ee tus warqad 'adeyn aa |
 |
fadlan i tusi warqad cadeyn ah |
 |
 |
Are you in possession of any weapons? |
 |
 |
hoob meeyaad haysataa noo' oo dono haa ahaade? |
 |
hub miyaad haysataa nooc uu doono ha ahaadee? |
 |
 |
If so, I must hold onto your weapon while you are in the compound. |
 |
 |
hadee aad haysateed, wa inaan kaa hayaa hoobkaaga ilaa aad ka so laabateed |
 |
hadii aad haysatid, waa inaan kaa hayaa hubkaaga ilaa aad ka soo laabatid |
 |
 |
I will return it to you when you leave. |
 |
 |
waan ko seen donaa markaad baHayseed |
 |
waan ku siin doonaa markaad baxaysid |
 |
 |
Please spread your feet shoulder width apart and hold your hands up. |
 |
 |
fadlan ga'mahaaga kor oo qaad iyo loogahaaga kala fogee |
 |
fadlan gacmahaaga kor u qaad iyo lugahaagana kala fogee |
 |
 |
Thank you for your cooperation. |
 |
 |
maahadsaneed la shaqeyntaada |
 |
mahadsanid la shaqeyntaada |
 |