 |
Stop! |
 |
 |
istag! |
 |
istaag! |
 |
 |
Hands behind your head! |
 |
 |
ga'maaha madaH sar! |
 |
gacmaha madaxa saar! |
 |
 |
Do not move or the Marines will kill you. |
 |
 |
ha daqaaqin hadeekale, 'eedamada badda way koo deelayan |
 |
ha dhaqaaqin hadii kale, ciidamada badda way ku dilayaan |
 |
 |
A Marine will come to you and search you. |
 |
 |
askeree 'eedanka badda baa koo imanaya oo koo baaraya |
 |
askeri ciidanaka badda baa kuu imanaya oo ku baaraya |
 |
 |
Do not move unless told to do so. |
 |
 |
ha daqaaqin ilaa lagaa yirahdo daqaaq |
 |
ha dhaqaaqin ilaa lagaa yiraahdo dhaqaaq |
 |
 |
Stay away from the vehicle. |
 |
 |
ka fogoo baaboorka |
 |
ka fogoow baabuurka |
 |
 |
If you advance further, the Marines will kill you. |
 |
 |
hadee aad hore oo so daqaaqdid 'eedamada badda way koo dilayan |
 |
hadii aad hore u soo dhaqaaqdid ciidamada badda way ku dilayaan |
 |
 |
If you advance further, you will be apprehended. |
 |
 |
hadee aad hore oo so daqaaqdid, waa lagu qabanayaa |
 |
hadii aad hore u soo dhaqaaqdid, waa lagu qabanayaa |
 |
 |
Stay away from the Marines. |
 |
 |
ka fogoo 'eedamada badda |
 |
ka figoow ciidamada badda |
 |
 |
If you advance any closer, we will be forced to use deadly force. |
 |
 |
hadee aad so dowaateed, waHan isti'maali donaa Hoog halis aa |
 |
haddii aad soo dhowaatid, waxaan istcimaali doonna xoog halis ah |
 |